Bogga horeAdkaarDucooyinka caafimaad dalabkadhikri 1

Ducooyinka caafimaad dalabka — dhikri 1

من أدعية الاستصحاء · Hisnul Muslim · 1 / 1

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((اللَّهُمَّ حَوَالَيْنَا وَلاَ عَلَيْنَا، اللَّهُمَّ عَلَى الآكَامِ وَالظِّرَابِ، وَبُطُونِ الْأَوْدِيَةِ، وَمَنَابِتِ الشَّجَرِ)).

{ allahumma xawaalaynaa walaa calaynaa. Alahumma calal aakaami wa diraabi, wa buduunil awdiyati, wa ma-naabitishshajari}.< allow geesaha na mari roobka, oo korkanaga ha marin, allow ku da-sii taagaga, iyo buuraha yaryar, iyo togaga dhexdooda iyo meelaha dhirtu ay ka baxdo».

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado