Bogga horeAdkaarDucada roobdoonkadhikri 1

Ducada roobdoonka — dhikri 1

من أدعية الاستسقاء · Hisnul Muslim · 1 / 3

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((اللَّهُمَّ اسْقِنَا غَيْثاً مُغِيثاً مَرِيئاً مَرِيعاً، نَافِعاً غَيْرَ ضَارٍّ، عَاجِلاً غَيْرَ آجِلٍ)).

{ allahumma asqinaa qaythan muqi-ithan marii-an mariican, naafican qayra daarrin, caajilan qayra aajilin}.< allow na waraabi roob, na roobeeya(biyo dhiga), jidiinkana mara, doogna noo bixiya, waxna anfacaya waxna aan dhibayn, dagdagna ah oona daahaynin».

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado