Bogga hore›Adkaar›Ducada roobdoonka (63)
Ducada roobdoonka
من أدعية الاستسقاء · Hisnul Muslim · 3 adkaar
- dhikri 1((اللَّهُمَّ اسْقِنَا غَيْثاً مُغِيثاً مَرِيئاً مَرِيعاً، نَافِعاً غَيْرَ ضَارٍّ، عَاجِلاً غَيْرَ آجِلٍ)).{ allahumma asqinaa qaythan muqi-ithan marii-an mariican, naafican qayra daarrin, caajilan qayra aajilin}.< allow na waraabi roob, na roobeeya(biyo dhiga), jidiinkana mara, doogna…
- dhikri 2((اللَّهُمَّ أَغِثْنَا، اللَّهُمَّ أَغِثْنَا، اللَّهُمَّ أَغِثْنَا)).{ Allahumma aqithnaa, Allahumma aqithnaa,Allahumma aqithnaa }.< allow roob nasii, allow roob nasii, allow roob nasii >
- dhikri 3((اللَّهُمَّ اسْقِ عِبَادَكَ، وَبَهَائِمَكَ، وَانْشُرْ رَحْمَتَكَ، وَأَحْيِي بَلَدَكَ الْمَيِّتَ)).{allaahumma isqi cibaadaka wa bahaaimaka wanshur raxmataka waxyi baladaka almayita}“allow waraabi adoomahaaga iyo xoolahaaga , faafina naxariistaada, nooleena baladkaagan…
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham