((سُبْحَانَ الَّذِي يُسَبِّحُ الرَّعْدُ بِحَمْدِهِ وَالْمَلاَئِكةُ مِنْ خِيفَتِهِ)).{subxaanalladii yusabixurracdu bix-amdihi wal malaaikatu min khiifatihi}.“xumaan ilaahaybaa ka hufan allihii onkadku ku tasbiixsanaya mahadiisa, malaaigtuna ku tasbiixsanayso cabsi-diisa darteed.Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham