Bogga horeAdkaarDucada booqashada xabaalahadhikri 1

Ducada booqashada xabaalaha — dhikri 1

دعاء زيارة القبور · Hisnul Muslim · 1 / 1

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((السَّلاَمُ عَلَيْكُمْ أَهْلَ الدِّيَارِ، مِنَ الْمُؤْمِنِينَ وَالْمُسْلِمِينَ، وَإِنَّا إِنْ شَاءَ اللَّهُ بِكُمْ لاَحِقُونَ، [وَيَرْحَمُ اللَّهُ الْمُسْتَقدِمِينَ مِنَّا وَالْمُسْتأْخِرِينَ] أَسْاَلُ اللَّهَ لَنَا وَلَكُمُ الْعَافِيَةَ)).

{assalaamu calaykum ahladdiyaari min mu-miniina wal muslimiina wa in-naa inshaa allaahu bikum laaxiquun,wa yarxamullaahu al-mustaqdimiina wal-mustakhiriin as-alullaha lanaa wa lakum al-caafiyata}“Salaan korkiina ha ahaato ehelka daarahan dagganow oo ah muminiin iyo muslimiinba, anagu haddii ilaahay yiraahdo waan idinsoo haleelaynaa, ilaahayna ha u naxariisto kuweena hore iyo kuweena danbaba, ilaahay waxaan inoo weydiinayaa anaga iyo idinkaba in uu janno na siiyo naga caafiyo cadaabkiisa.

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado