((إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ، اللَّهُمَّ أْجُرْنِي فِي مُصِيبَتِي، وَأَخْلِفْ لِي خَيْرَاً مِنْهَا)).
{innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun allahumma-ajurnii fii musiibatii wakhlif lii khayran minhaa} “ilaahay ayaan u sugnaanay(ilaahy baa na leh) , anaguna xaggiisaan u noqonaynaa, allow iga ajir sii dhibaatadayda, iiguna badal wax ka khayr badan.
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham