كَانَ رَسُولُ اللَّهِ صلى الله عليه وسلم يُعَوِّذُ الحَسَنَ وَالحُسَينَ رضي الله عنهما ((أُعِيذُكُمَا بِكَلِمَاتِ اللَّهِ التَّامَّةِ مِنْ كُلِّ شَيْطَانٍ وَهَامَّةٍ، وَمِنْ كُلِّ عَيْنٍ لاَمَّةٍ)).
{ wuxuu ahaa rasuulku s.c.w kii uga naara shaydaanka xassan iyo xusseen alle ha karaali ahaadee (( uciidukumaa bikalimaatillaah attaammati min kulli shaydaanin wa haammah, wa min kulli caynin laammah}.“waxaan idinkugu magangalinayaa kalmadaha ilaahay ee dhamayskatiran shaydaankasta iyo halaq iyo qarjaajuf walba, iyo il kasta oo wax dhabata (ilaysa).
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham