Bogga horeAdkaarDucada marka laga baxo salaada witrigadhikri 1

Ducada marka laga baxo salaada witriga — dhikri 1

الذكر عقب السلام من الوتر · Hisnul Muslim · 1 / 1

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((سُبْحَانَ المَلِكِ القُدُّوسِ)) ثلاثَ مرَّاتٍ والثَّالِثَةُ يَجْهَرُ بها ويَمُدُّ بها صَوتَهُ يقولُ: [رَبِّ الْمَلاَئِكَةِ وَالرُّوحِ])).

{subxaanal-malikil qudduusi}saddex mar, marka saddexaad kor ayuu u dha-hayaa isagoo dhahaya: {rabbil maa-ikati warruuxi}. «rabigii malaaigta iyo malaku jibriil>> .«waxaa xumaan ka hufan ilaahayga boqorka ah ee ka nasahan ceeb iyo xumaan».

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado