Bogga horeAdkaarDucada xirashada dharkadhikri 1

Ducada xirashada dharka — dhikri 1

دعاء ُلبْس الثوب الجديد · Hisnul Muslim · 1 / 1

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

( اللَّهُمَّ لَكَ الْحَمْدُ أَنْتَ كَسَوْتَنِيهِ، أَسْأَلُكَ مِنْ خَيْرِهِ وَخَيْرِ مَا صُنِعَ لَهُ، وَأَعُوذُ بِكَ مِنْ شَرِّهِ وَشَرِّ مَا صُنِعَ لَهُ).

{allaahumma lakal-xamdu anta kasowtaniihi,as-aluka min khayrihi, wa khayri maa sunica lahu, wa acuudu bika min sharrihi,wa sharri maa sunica lahu}.« allow mahad baa kuu sugnaatay, adigaa ii xiray (maradan) , waxaan ku waydiisanayaa khayrkeeda iyo khayrka loo sameeyay, waxaana kaa magan-galayaa sharkeeda iyo sharka loo sameeyay.

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado