((لاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ الْوَاحِدُ الْقَهّارُ، رَبُّ السَّمَوَاتِ وَالْأَرْضِ وَمَا بَيْنَهُمَا الْعَزيزُ الْغَفَّارُ)).
{laa ilaaha illallaahu al-waaxidulqahaaru rabbusamaawaati wal ardi wa maa baynahumaa alcasiisu alqaffaaru}“ilaah xaq lagu caabudo majiro ilaaha waaxidka ah ee qaahirka(ka adke) ah mooyee, ahna rabbiga cirarka iyo dhulka iyo waxa u dhexeeya ahna adkaade dambi dhaafid badan.
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham