Bogga horeAdkaarDucada sujuudadhikri 7

Ducada sujuuda — dhikri 7

دعاء السجود · Hisnul Muslim · 7 / 7

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((اللَّهُمَّ إِنِّي أَعُوذُ بِرِضَاكَ مِنْ سَخَطِكَ، وَبِمُعَافَاتِكَ مِنْ عُقوبَتِكَ، وَأَعُوذُ بِكَ مِنْكَ، لاَ أُحْصِي ثَنَاءً عَلَيْكَ، أَنْتَ كَمَا أَثْنَيْتَ عَلَى نَفْسِكَ)).

(allaahumma innii acuudu biridaaka min sakhadika,wa bimucaafaatika min cuquubatika,wa acuudu bika minka laa uxsii thanaa-an calayka,anta kamaa athnayta calaa nafsika.)“allow raalinimadaada ayaan uga magan galayaa xanaaqaaga, cafiskaagana ciqaabtaada , adigaana kuu magangalayaa, mana koobi karo ammaan korkaaga,adigu waa sidaad isku ammaantay.

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado