يَقُولُ: ((اللَّهُمَّ رَبَّ هَذِهِ الدَّعْوَةِ التَّامَّةِ، وَالصَّلاَةِ الْقَائِمَةِ، آتِ مُحَمَّداً الْوَسِيلَةَ وَالْفَضِيلَةَ، وَابْعَثْهُ مَقَامَاً مَحمُوداً الَّذِي وَعَدْتَهُ، [إِنَّكَ لَا تُخْلِفُ الْمِيعَادَ])).
25- (( wuxuu dhahayaa adinka marka uu dhamaado:{allaahumma rabbi hadihi al-dacwati attaamah wassalaati al-qaaimati aati muxammadan al-wasiilatah, wa fadi-ilah wab cath-hu allaahumma maqaaman maxmuudanilladii wacadtahu innaka laa tukhliful miicaad )) . “allow rabbigii dacwadan dhamayska tiran lahaayow, iyo salaada oogan lahaayow, sii muxammad (s.c.w) wasiilada( oo ah darajo jannada ka mid ah) iyo darajo dadka dheer, soo saarna maalinta qiyaamada isagoo taagan meel lamahadiyay, kaasood u ballan qaaday, adiguna allow ma goysid ballanka.
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham