((يَبْدَأُ بِرِجْلِهِ الْيُسْرَى)) وَيَقُولُ: ((بِسْمِ اللَّهِ وَالصّلَاةُ وَالسَّلَامُ عَلَى رَسُولِ اللَّهِ، اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ مِنْ فَضْلِك، اللَّهُمَّ اعْصِمْنِي مِنَ الشَّيْطَانِ الرَّجِيمِ)).
{ bismillaah, wassalaatu wassalaamu calaa rasuulillaah, allaahumma innii as-aluka min fadlika, allaahumma icsimnii minashaydaanirrajiim}“magaca ilaahay ayaan ku baxayaa, naxariis iyo nabad galyana ha ahaato rasuulkii ilaahay korkiisa, allow waxaan ku waydiisanayaa fadligaaga allow iga )36(ilaali shaydaanka la fogeeyay.
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham