Bogga horeAdkaarNoocyada kheyrka & aadaabta guud.dhikri 1

Noocyada kheyrka & aadaabta guud. — dhikri 1

من أنواع الخير والآداب الجامعة · Hisnul Muslim · 1 / 1

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

قَالَ النَّبِيُّ صلى الله عليه وسلم ((إِذَا كَانَ جُنْحُ اللَّيْلِ – أَوْ أَمْسَيْتُم – فَـكُفُّوا صِبْيانَـكُم، فَإِنَّ الشَّيَاطِينَ تَنْتَشِرُ حِينَئِذٍ، فَإِذَا ذَهَبَ سَاعَةٌ مِنَ اللَّيلِ فَخَلُّوهُمْ، وَأَغْلِقُوا الأَبْوَابَ وَاذْكُرُوا اسْمَ اللَّهِ؛ فَإِنَّ الشَّيطَانَ لاَ يَفْتَحُ بَاباً مُغلَقاً، وَأَوْكُوا قِرَبَكُمْ، وَاذْكُرُوا اسْمَ اللَّهِ، وَخَمِّرُوا آنِيَتَكُم، وَاذْكُرُوا اسْمَ اللَّهِ، وَلَوْ أَنْ تَعْرُضُوا عَلَيْهَا شَيْئاً، وَأَطْفِئُوا مَصَابِيحَكُمْ)).

{markay noqoto habeenkii ama aad habeensataan, caruurtiina reebta, shay-aadiinta ayaa faafta waqtigaase, markii ay ka tagto saacadi habeenka, siidaaya caruurta, kadibna xirta albaabadiina, magaca ilaahayna xussa,shaydaankuna ma furo albaab xiran, dhiilihiinana,ama weel-biyoodkiina xira, magaca ilaahayna xussa, weelashiinana daboosha, walow aad ku gudubtaan shay- un, magaca ilaahayna xussa, faynuustiinana damiya}

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado