Bogga horeAdkaarDucada qofka ka cabsada inuu ileeyo wax kale.dhikri 1

Ducada qofka ka cabsada inuu ileeyo wax kale. — dhikri 1

دعاء من خشي أن يصيب شيئا بعينه · Hisnul Muslim · 1 / 1

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((إِذَا رَأَى أَحَدُكُم مِنْ أَخِيهِ، أَوْ مِنْ نَفْسِهِ، أَوْ مِنْ مَالِهِ مَا يُعْجِبُهُ [فَلْيَدْعُ لَهُ بِالْبَرَكَةِ] فَإِنَّ الْعَيْنَ حَقٌّ)).

{ haddii uu ka arko midkiin wa-laalkiis, ama naftiisa ama maalkiisa wax uu ka helay oo uu u bogay, ha ugu duceeyo barako iyo barwaaqo, ishu waa xaq (dhab)} .

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado