((﴿رَبَّنَا آتِنَا فِي الدُّنْيَا حَسَنَةً وَفِي الْآخِرَةِ حَسَنَةً وَقِنَا عَذَابَ النَّارِ﴾)).
{rabbanaa aatinaa fiddunyaa xas-anatan wa fil aakhirati xasanatan, wa qinaa cadaabannaar}.«rabbiganow nasii aduunka dhexdiisa wanaag, aakhiro dhexdeedana wanaag, nagana ilaali cadaabka naarta».
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham