Bogga horeAdkaarSida uu u odhanayo muxrimku talbiyada xajka ama cumradadhikri 1

Sida uu u odhanayo muxrimku talbiyada xajka ama cumrada — dhikri 1

كيف يلبي المحرم في الحج أو العمرة ؟ · Hisnul Muslim · 1 / 1

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((لَبَّيْكَ اللَّهُمَّ لَبَّيْكَ، لَبَّيْكَ لاَ شَرِيكَ لَكَ لَبَّيْكَ، إِنَّ الْحَمْدَ، وَالنِّعْمَةَ، لَكَ وَالْمُلْكَ، لاَ شَرِيكَ لَكَ)).

{labbaykallaahumma labbayka, lab-bayka laa shariika laka labbayka innal xamda wannicmata, laka wal-mulka, laa shariika laka}.«allow waa i kan anigoo ku ajiibay, cid wax kula wadaagta malihid, waana ku ajiibay, mahadda iyo nicmada iyo bo-qornimaduba adigay kuu sugnaadeen, cid wax kula wadaagtana majiraan» .

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado