Bogga horeAdkaarDucada qofka maqla dhawaaqa diiqa iyo cida dameerkadhikri 1

Ducada qofka maqla dhawaaqa diiqa iyo cida dameerka — dhikri 1

الدُّعاءُ عِنْدَ سَمَاعِ صِياحِ الدِّيكِ ونَهِيقِ الْحِمَارِ · Hisnul Muslim · 1 / 1

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((إِذَا سَمِعْتُمْ صِيَاحَ الدِّيَكَةِ فَاسْأَلُوا اللَّهَ مِنْ فَضْلِهِ؛ فَإِنَّهَا رَأَتْ مَلَكاً وَإِذَا سَمِعْتُمْ نَهِيقَ الْحِمَارِ فَتَعَوَّذُوا بِاللَّهِ مِنَ الشَّيطَانِ؛ فَإِنَّهُ رَأَى شَيْطَاناً)).

wuxuu yiri s.c.w:{haddii aad maqa-shaan dhawaaqa diiqaqa, ilaahay waydiista fadligiisa,(dheeraadkiisa) waxay arkeen malag. Haddii aad maqa-shaan cida(dhawaaqa)dameerka ilaah ka magangala(oo shaydaanka iska naara), wuxuu arkay (dameerku) shaydaane}.

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado