وَقَالَ صلى الله عليه وسلم: ((لاَ تَجْعَلُوا قَبْرِي عِيداً وَصَلُّوا عَلَيَّ؛ فَإِنَّ صَلاَتَكُم تَبْلُغُنِي حَيْثُ كُنْتُمْ)).
Haka yeelina qabrigayga ciid ama feesto(meel loo qasdiyo), ee igu salliya, salligiinuna wuu isoo gaarayaa meel kastood joogtaanba}
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham