Bogga horeAdkaarDucada musaafirka wakhtiga suxuurtadhikri 1

Ducada musaafirka wakhtiga suxuurta — dhikri 1

دعاء المسافر إذا أسحر · Hisnul Muslim · 1 / 1

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((سَمَّعَ سَامِعٌ بِحَمْدِ اللَّهِ، وَحُسْنِ بَلاَئِهِ عَلَيْنَا، رَبَّنَا صاحِبْنَا، وَأَفْضِلْ عَلَيْنَا، عَائِذاً بِاللَّهِ مِنَ النَّارِ)).

{ sammaca saamicun bixamdillaahi, wa xusni balaa-ihi calaynaa. Rabbanaa saaxibnaa wa afdil calaynaa caaidan minannaari }.< waxaa ka marag ah marag, mahadda ilaahay, iyo nicmada wanaagsan ee uu nagu galadaystay. Rabiganow nala jir, nasiina nicmadaada iyo dheeraadkaaga weyn, anigoo kaa magangalaya naarta > .

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado