Bogga horeAdkaarweynaynta Alle, iyo nasahitaankiisa oo la badiyo inta socodka safarka lagu gudo jirodhikri 1

weynaynta Alle, iyo nasahitaankiisa oo la badiyo inta socodka safarka lagu gudo jiro — dhikri 1

التكبير و التسبيح في سير السفر · Hisnul Muslim · 1 / 1

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

قَالَ جَابِرٌ رضي الله عنه: ((كُنَّا إِذَا صَعَدْنَا كَبَّرْنَا، وَإِذَا نَزَلْنَا سَبَّحْنَا)).

<> wuxuu yiri jaabir alle ha ka raali ahaadee: { waxaan ahayn marka aan kor fuulno kuwii yiraahda (allaahu akbar), haddii aan hoos u dagnana waxaan ahayn kuwii yiraahda (subxaanallaah) <> .

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado