((زَوَّدَكَ اللَّهُ التَّقْوَى، وَغَفَرَ ذَنْبَكَ، وَيَسَّرَ لَكَ الخَيْرَ حَيْثُ ما كُنْتَ)).
{ sawwadakallaahu attaqwaa, wa qafara danbaka, wa yassara laka al-khayra xaythu maa kunta}.< ilaahay sahay ha kaaga yeelo cabsidiisa, hana kuu kordhiyo taqwo (cabsi) dambigaagana ha dhaafo, hana kuu sahlo khayrka meel aad joogtaba>> .
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham