(اللَّهُمَّ إِنِّي أَعُوذُ بِكَ أَنْ أَضِلَّ، أَوْ أُضَلَّ، أَوْ أَزِلَّ، أَوْ أُزَلَّ، أَوْ أَظْلِمَ، أَوْ أُظْلَمَ، أَوْ أَجْهَلَ، أَوْ يُجْهَلَ عَلَيَّ).
{allaahumma innii acuudu bika min an adilla aw udalla aw azilla aw uzalla aw adlima aw udlama aw ajhala aw yujhala calayya}. < allow waxaan kaa magan galayaa, inaan lumo ama la ilumiyo, amase aan simbiririxoodo ama la simbiririxiyo, ama aan wax dulmiyo ama la i dulmiyo ama aan qaldamo ama la igu qaldamo
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham