((أَسْتَغْفِرُ اللَّهَ وَأَتُوبُ إِلَيْهِ)) (مِائَةَ مَرَّةٍ فِي الْيَوْمِ).
{allahuma salli wa sallim calaa nabi-yyinaa muxammadin} (toban jeer).<> allow naxariis iyo nabadgalyo nabiga-naga muxammad korkiisa yeel>>. Waayo rasuulku s.c.w wuxuu shee-gay qofkii ku salliya toban jeer markii uu waagu u baryo, toban jeerna ku salliya markii uu galabaysto in shafaacadiisu(ergadiisu) gaarayso qofkaas maalinta qiyaamo}.
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham