((اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ عِلْماً نَافِعاً، وَرِزْقاً طَيِّباً، وَعَمَلاً مُتَقَبَّلاً)) (إذا أصبحَ).
{acuudu bi kalimaatillaahittaamaati, min sharri maa khalaqa}(saddex mar markii uu galabaysto) “ waxaan uga magan galayaa kalmadaha ilaahay ee dhamayska tiran sharka waxa uu uumay.
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham