((سُبْحَانَ اللَّهِ وَبِحَمْدِهِ)) (مائة مرَّةٍ).
{laa ilaaha illallaahu waxdahu laa shariika lahu, lahul mulku wa lahul xamdu wa huwa calaa kulli shay-in qadiir} (boqol jeer markuu waagu u baryo).< ilaah majiro xaq lagu caabudo alle mooyee kaligii, ma laha cid wax la wadaagtaa, wuxuu leeyahay boqornimo, wuxuuna leeyahay mahadda, wax walbana wuu awoodaa >.
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham