Bogga horeAdkaarDucada nicidda baasaysigadhikri 1

Ducada nicidda baasaysiga — dhikri 1

دعاء كراهية الطيرة · Hisnul Muslim · 1 / 1

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((اللَّهُمَّ لاَ طَيْرَ إِلاَّ طَيْرُكَ، وَلاَ خَيْرَ إِلاَّ خَيْرُكَ، وَلاَ إِلَهَ غَيْرُكَ)).

{allahumma laa dayra illaa dayruka, walaa khayra illaa khayruka, walaa ilaaha qayruka}< allow baasayse majiro waxaad baas kadhigto mooyaane, khayrna majiro khayrkaaga mooyaane, ilaah xaq lagu caabudo majiro adiga mooyee.

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado