((اللَّهُمَّ إِنِّي أَعُوذُ بِكَ أَنْ أُشْرِكَ بِكَ وَأَنَا أَعْلَمُ، وَأَسْتَغْفِرُكَ لِمَا لاَ أَعْلَمُ)).
{ allahumma innii acuudu bika an ushrika bika wa anaa aclamu, wa astaq-firuka limaa laa aclamu}< allow anigu waxaan kaa magan galayaa inaan kuu shariik yeelo anigoo ogsoon, waxaana dambidhaaf kaa waydiisanayaa waxa aanan ogayn>> .
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham