((الْحَمْدُ لِلَّهِ الَّذِي عَافَانِي مِمَّا ابْتَلاَكَ بِهِ، وَفَضَّلَنِي عَلَى كَثِيرٍ مِمَّنْ خَلَقَ تَفْضِيلاً)).
{alxamdu lillaahi alladii caafaanii mimmaa ibtalaaka bihi, wa faddalanii calaa kathiirin mimman khalaqa tafdiilaa} “waxaa mahad leh allihii iga caafiyay waxa uu kugu ibtileeyay, igana fadilay (doortay) kuwo badan oo uunkiisa kamid ah.
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham