Bogga horeAdkaarDucada ninka guursada iyo gada-shada waxa la rarto.dhikri 1

Ducada ninka guursada iyo gada-shada waxa la rarto. — dhikri 1

دعاء المتزوج و شراء الدابة · Hisnul Muslim · 1 / 1

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

إِذَا تَزَوَّجَ أَحَدُكُمُ امْرَأَةً، أَوْ إِذَا اشْتَرَى خَادِماً فَلْيَقُلْ: ((اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ خَيْرَهَا، وَخَيْرَ مَا جَبَلْتَهَا عَلَيْهِ، وَأَعُوذُ بِكَ مِنْ شَرِّهَا، وَشَرِّ مَا جَبَلْتَهَا عَلَيْهِ، وَإِذَا اشْتَرَى بَعِيراً فَلْيَأْخُذْ بِذِرْوَةِ سَنَامِهِ وَلْيَقُلْ مِثْلَ ذَلِكَ)).

{allahumma innii as-aluka khayra-haa, wa khayra maa jabaltahaa calayhi, wa acuudu bika min sharrihaa wa sharri maa jabaltahaa calayhi}< Haddii uu guursado midkiin haweenay, amase soo iibsado adeege, ha yiraahdo: {allow waxaan anigu ku waydiisanayaa khayrkeeda iyo khayrka aad ku abuurtay, waxaana kaa magangalayaa sharkeeda iyo sharka aad ku abuurtay.} haddii uu soo iibsado ritti (awr) ha qabto meesha ugu saraysa kuruskiisa hana dhaho sidii oo kale> .

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado