((إِذَا عَطَسَ أَحَدُكُم فَلْيَقُلِ الْحَمْدُ لِلَّهِ، وَلْيَقُلْ لَهُ أَخُوهُ أَوْ صَاحِبُهُ: يَرْحَمُكَ اللَّهُ، فَإِذَا قَالَ لَهُ: يَرحَمُكَ اللَّهُ، فَلْيَقُلْ: يَهْدِيكُمُ اللَّهُ وَيُصْلِحُ بَالَكُمْ)).
{ Haddii uu hindhiso midkiin ha yiraahdo alxamdulillaahi,(mahad ilaahay-baa leh) walaakiisna ama saaxiibkiis ha ku yiraahdo:(yarxamukallaahu)(ilaahay ha kuu naxariisto) marka uu ku dhaho yarx-amukallaah ha yiraahdo:(yahdiikumullaahu wa yuslixu baalakum)(ilaahay ha idin hanuuniyo, hana hagaajiyo arimihiina).
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham