Bogga horeAdkaarDucada marka la arko bishadhikri 1

Ducada marka la arko bisha — dhikri 1

دعاء رؤية الهلال · Hisnul Muslim · 1 / 1

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((اللَّهُ أَكْبَرُ، اللَّهُمَّ أَهِلَّهُ عَلَيْنَا بِالْأَمْنِ وَالْإِيمَانِ، وَالسَّلاَمَةِ وَالْإِسْلاَمِ، وَالتَّوْفِيقِ لِمَا تُحِبُّ رَبَّنَا وَتَرْضَى، رَبُّنَا وَرَبُّكَ اللَّهُ)).

{allaahu akbar, allaahumma ahilhu calaynaa bil amni wal iimaani, was-salaamati wal-islaami wattowfiiqi limaa tuxibbuhu wa tardaa rabunaa wa rabuka allaahu}.“ilaahaybaa weyn, allow noogu bilsii bis-han amni iyo iimaan, nabadgalyo iyo is-laam, iyo waafajin waxa aad jeceshahay, rabiganow, raalina aad katahay, rabiga-naga iyo rabigaaguba waa ilaahay.

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado