قَالَ النَّبِيُّ صلى الله عليه وسلم: ((إِذَا عَادَ الرَّجُلُ أَخَاهُ الْمُسْلِمَ مَشَى فِي خِرَافَةِ الْجَنَّةِ حَتَّى يَجْلِسَ، فَإِذَا جَلَسَ غَمَرَتْهُ الرَّحْمَةُ، فَإِنْ كَانَ غُدْوَةً صَلَّى عَلَيْهِ سَبْعُونَ أَلْفَ مَلَكٍ حَتَّى يُمْسِيَ، وَإِنْ كَانَ مَسَاءً صَلَّى عَلَيْهِ سَبْعُونَ أَلْفَ مَلَكٍ حَتَّى يُصْبِحَ)).
Wuxuu yiri rasuulku s.c.w: {haddii uu booqdo ninku walaalkiisa muslinka ah, wuxuu ku sugnaanayaa intuu sii socdo mira gurashada jannada illaa uu ka fari-isto, haddii uu fariisto, waxaa daboolaysa naxariis, haddii aytahay subaxna waxaa ku saliyaya todobaatan malag illaa uu ka galabaysto, haddii aytahay galabna waxaa ku saliyaya todobaatan malag illaa uu ka waabariisto} .
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham