((مَا مِنْ عَبْدٍ يُذنِبُ ذَنْباً فَيُحْسِنُ الطُّهُورَ، ثُمَّ يَقُومُ فَيُصَلِّي رَكْعَتَيْنِ، ثُمَّ يَسْتَغْفِرُ اللَّهَ إِلاَّ غَفَرَ اللَّهُ لَهُ)).
{majiro adoon dambaaba-ya dambi, oo kadibna waysada wanaajinaya,kadibna istaagaya oo tukanaya laba rakcadood, kadibna way-diisanaya ilaahay dambi dhaaf ,haddii uu jiro ilaahay wuu u dambidhaafayaa}.
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham