((أَعُوذُ بِكَلِمَاتِ اللَّهِ التَّامَّاتِ مِنْ غَضَبِهِ وَعِقَابِهِ، وَشَرِّ عِبَادِهِ، وَمِنْ هَمَزَاتِ الشَّياطِينِ وَأَنْ يَحْضُرُونِ)).
{acuudu bikalimaatillahi,attaammaati min qadabihi, wa ciqaabihi wa shari cibaadihi wa min hamazaatishayaadiin, wa an yaxduruun}“waxaan uga magan galayaa erayada alle ee dhamays tiran, caradiisa, iyo ciqaabtiisa, iyo sharka adoomihiisa, iyo waswaaska shayaadiinta iyo inay ii yimaadaan > .
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham