Bogga horeAdkaarKu salliga nabiga s.c.w ataxiyaatka kadibdhikri 2

Ku salliga nabiga s.c.w ataxiyaatka kadib — dhikri 2

الصلاة على النبي بعد التشهد · Hisnul Muslim · 2 / 2

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى أَزْواجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ. إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ)).

( allaahumma salli cala muxammadin wa calaa azwaajihi a durriyatihi, kamaa )(sallayta calaa aali ibraahiima, wa baarik calaa muxammadin wa calaa azwaajihi wa durriyatihi, kamaa baarakta calaa aali ibraahiima, innaka xamiidun majiid}. (( allow u naxariiso muxammad iyo haweenkiisa iyo awlaadiisa, sida aad ugu naxariisatay reer ibraahiim, allow barakee muxammad iyo haweenkiisa iyo awlaadiisa, sida aad u barakaysay reer ibraahiim, adigu (allow) waxaa tahay mahad badane,sharaf badan>> .

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado