Bogga horeAdkaarDucada xidhashada dharkadhikri 1

Ducada xidhashada dharka — dhikri 1

دعاء ُلبْس الثوب · Hisnul Muslim · 1 / 1

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

(الْحَمْدُ للَّهِ الَّذِي كَسَانِي هَذَا (الثَّوْبَ) وَرَزَقَنِيهِ مِنْ غَيْرِ حَوْلٍ مِنِّي وَلاَ قُوَّة...)

5 -{alxamdu lillaahilladii kasaanii haadaa, {al-thawb} wa rasaqaniihi min qayri xawlin minnii walaa quwwah} -------------- “mahad waxaa leh allihii ii xiray maradan, iguna irsaaqay iyadoon jirin, xeelad iyo awood ka ahaatay xaggayga.

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado