((كَانَ النَّبيُّ صلى الله عليه وسلم إِذَا أَتَاهُ أَمْرٌ يَسُرُّهُ أَوْ يُسَرُّ بِهِ خَرَّ سَاجِداً شُكْراً لِلَّهِ تَبَارَكَ وَتَعَالَى)).
{ Wuxuu ahaa rasuulku s.c.w haddii ay u timaado arrink uu ku farxo ama lagu farxo, kii dhaca sujuud shukri naqid uu u shukri naqayo ilaahayga barakada badan ee sarreeya}.
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham