Bogga horeAdkaarDikriga mashcaril xaraamka.dhikri 1

Dikriga mashcaril xaraamka. — dhikri 1

الذكر عند المشعر الحرام · Hisnul Muslim · 1 / 1

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

رَكِبَ النَّبِيُّ صلى الله عليه وسلم الْقَصْوَاءَ حَتَّى أَتَى الْمَشْعَرَ الْحَرَامَ فَاسْتَقْبَلَ الْقِبْلَةَ (فَدَعَاهُ، وَكَبَّرَهُ، وَهَللَّهُ، وَوَحَّدَهُ) فَلَمْ يَزَلْ وَاقِفاً حَتَّى أَسْفَرَ جِدَّاً فَدَفَعَ قَبْلَ أَنْ تَطْلُعَ الشَّمسُ.

{ Wuxuu fuulay rasuulku s.c.w hashiisii la oranjiray qaswaa, ilaa uu ka yimid mashcaril xaraamka, kadib wuxuu u qaabilay qiblada, markaasuu duceeyey oo uu baryay ilaahay, wuuna wayneeyey, wuxuuna yidhi (laa ilaaha illaahu), wuuna (waxiday) kama uusan suulin inuu ta-agnaado ilaa waagu ka guduutay si aad ah, kadibna wuu dhaqaajiyey intaysan soo bixin cadceedu (qorraxdu) } .

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado