Bogga horeAdkaarAllaahu-akbarta markuu yimaado Xajar Aswadkadhikri 1

Allaahu-akbarta markuu yimaado Xajar Aswadka — dhikri 1

التكبير إذا أتى الركن الأسود · Hisnul Muslim · 1 / 1

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((طَافَ النَّبيُّ صلى الله عليه وسلم بِالْبَيْتِ عَلَى بَعِيرٍ كُلَّمَا أَتَى الرُّكْنَ أَشَارَ إِلَيْهِ بِشَيْءٍ عِنْدَهُ وَكَبَّرَ)).

{wuxuu nabigu s.c.w dawaafay baytka isagoo saaran rakuub( awr), markasta oo uu yimaado tiirka uu ku jiro dhagaxa madow( xajar-aswadka), wuxuu ku fiiqayay shay uu haystay (ul) , wuuna takbiirsanayay, (allaahu akbar)}.

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado