((اللَّهُمَّ لاَ تُؤَاخِذْنِي بِمَا يَقُولُونَ، وَاغْفِرْ لِي مَا لاَ يَعْلَمُونَ، [وَاجْعَلْنِي خَيْراً مِمَّا يَظُّنُّونَ])).
{allaahumma laa tu-aakhidnii bimaa yaquuluuna, waqfir lii maa laa yacmaluu-na , wajcalnii khayran mimmaa yadun-nuuna}.“allow ha ii qaban waxay lee yihiin, iina dambi dhaaf waxayna ogayn, iigana yeel waxa ay malaynayaan khayr.
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham