Bogga horeAdkaarDucada marka guriga la galayodhikri 1

Ducada marka guriga la galayo — dhikri 1

الذكر عند دخول المنزل · Hisnul Muslim · 1 / 1

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

(بِسْمِ اللَّهِ وَلَجْنَا، وَبِسْمِ اللَّهِ خَرَجْنَا، وَعَلَى اللَّهِ رَبِّنَا تَوَكَّلْنَا، ثُمَّ لِيُسَلِّمْ عَلَى أَهْلِهِ).

{bismillaahi walajnaa wa bismillaahi kharajnaa wa calaa rabbinaa tawakal-naa}“magaca ilaahay ayaan ku galnay, magaca ilaahayna waan ku baxnay rabiganagana waan tala saaranay, kadib wuxuu salaami reerkiisa>>

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado