((بارَكَ اللَّهُ لَكَ فِي أَهْلِكَ وَمَالِكَ، إِنَّمَا جَزَاءُ السَّلَفِ الْحَمْدُ وَالأَدَاءُ)).
{ Baarakallaahu laka fii ahlika wa maalika innamaa jazaaussalafi alxamdu wal adaau}.< ilaahay ha kuu barakeeyo ehelkaaga iyo hantidaadaba, abaalka daynku waa mahadnaq iyo gudid>>.
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham