((سُبْحَانَكَ اللَّهُمَّ وَبِحَمْدِكَ، أَشْهَدُ أَنْ لاَ إِلَهَ إِلاَّ أَنْتَ، أَسْتَغْفِرُكَ وَأَتُوبُ إِلَيْكَ)).
{Subxaanakallaahunna wa bixam-dika ash-hadu an laa ilaaha illaa anta astaqfiruka wa atuubu ilayk}“allow xumaan waad ka hufantahay mahadna adaa leh, waxaan qirayaa inuusan jirin ilaah xaq lagu caabudo adiga mooyee, dambi dhaaf ayaan ku weydiisanayaa ,waana kuu toobad keenayaa.
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham