Bogga horeAdkaarU hanbaliyeenta qofka cunug u dhasho iyo jawaabtiisadhikri 1

U hanbaliyeenta qofka cunug u dhasho iyo jawaabtiisa — dhikri 1

ﺗﻬنئة المولود له وجوابه · Hisnul Muslim · 1 / 1

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((بَارَكَ اللَّهُ لَكَ فِي الْمَوْهُوبِ لَكَ، وَشَكَرْتَ الْوَاهِبَ، وَبَلَغَ أَشُدَّهُ، وَرُزِقْتَ بِرَّهُ)). وَيَرُدُّ عَلَيْهِ الْمُهَــــــنَّأُ فَيَقُولُ: ((بَارَكَ اللَّهُ لَكَ وَبَارَكَ عَلَيْكَ، وَجَزَاكَ اللَّهُ خَيْراً، وَرَزَقَكَ اللَّهُ مِثْلَهُ، وَأَجْزَلَ ثَوَابَكَ)).

{baarakallaahu laka fil-mawhuubi laka, wa shakarta waahiba, wa ballaqa ashuddahu, wa rusiqta birrahu} “ilaahay ha kuu barakeeyo ilmahan laguu hibeeyay, adigana ilaahay ha kaa yeelo mid ku shukriya (hibadiisa) ,hana gaarsiiyo hanaqaadkiisa (xoogiisa), ha lagugu irsaaqana wanaagiisa iyo baarinimadiisa.Wuxuu ugu jawaabayaa waalidka ilmaha dhalay:( baarakallaahu laka wa baaraka calayka wa jazaakallaahu khayraa, wa rasaqaka allaahu mithlahu wa ajzala thawaabaka).< ilaahay hakuu barakeeyo, korkaagana ha barakeeyo, khayrna ha kugu abaal mariyo, hana kugu irsaaqo isagoo kale, hana weyneeyo ajirkaaga >.

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado