((اللَّهُمَّ لاَ سَهْلَ إِلاَّ مَا جَعَلْتَهُ سَهْلاً، وَأَنْتَ تَجْعَلُ الْحَزْنَ إِذَا شِئْتَ سَهْلاً)).
{allahumma laa sahla illaa maa jacaltahu sahlaa wa anta tajcalu alxazna idaa shi-tahu sahlaa}.“allow majiro wax sahlan ,waxaad kadhigtay sahal(dhibyaraan)mooyee, adiguna allow waxaad ka dhigtaa dirrida(gawaanka)haddii aad doonto jileec.
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham