قَالَ النَّبِيُّ صلى الله عليه وسلم: ((خَيْرُ الدُّعَاءِ دُعَاءُ يَوْمِ عَرَفَةَ، وَخَيْرُ مَا قُلْتُ أَنَا وَالنَّبيُّونَ مِنْ قَبْلِي: لاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ وَحْدَهُ لاَ شَرِيكَ لَهُ، لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ)).
{Duco waxaa ugu khayr badan ducada maalinta carafo, waxa ugu khayr badan een dhahay aniga iyo anbiyadii iga horaysayba{ laa ilaaha illallaahu wax-dahu laa shariika lahu, lahul-mulku wa lahul xamdu wa huwa calaa kulli shay-in qadiirun }.< ilaah majiro xaq lagu caabudo ilaahay mooyee, kaligii, ma laha wadaage wax la wadaaga, wuxuu leeyahay boqornimada, wuxuuna leeyahay mahadda, wax walbana wuu karaa >.
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham