Bogga horeAdkaarDucada joogsashada safa iyo marwa.dhikri 1

Ducada joogsashada safa iyo marwa. — dhikri 1

دعاء الوقوف على الصفا والمروة · Hisnul Muslim · 1 / 1

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

لَمَّا دَنَا النَّبِيُّ صلى الله عليه وسلم مِنَ الصَّفَا قَرَأَ: ﴿إِنَّ الصَّفَا وَالْمَرْوَةَ مِنْ شَعَآئِرِ اللَّهِ﴾ أَبْدَأُ بِمَا بَدَأَ اللَّهُ بِهِ)) فَبَدَأَ بِالصَّفَا فَرَقِيَ عَلَيْهِ حَتَّى رَأَى الْبَيْتَ، فَاسْتَقْبَلَ الْقِبْلَةَ، فَوَحَّدَ اللَّهَ وَكبَّرَهُ وَقَالَ: ((لاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ وَحْدَهُ لاَ شَرِيكَ لَهُ، لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ، لاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ وَحْدَهُ، أَنْجَزَ وَعْدَهُ، وَنَصَرَ عَبْدَهُ، وَهَزَمَ الْأَحْزَابَ وَحْدَهُ، ثُمَّ دَعَا بَيْنَ ذلكَ. قَالَ مِثْلَ هَذَا ثَلاَثَ مَرَّاتٍ)) الْحَدِيثُ. وَفِيهِ: ((فَفَعَلَ عَلَى الْمَرْوَةِ كَمَا فَعَلَ عَلَى الصَّفَا)).

{markii uu u soo dhawaaday rasu-ulku s.c.w buurta safa, wuxuu akhriyey aayadan{innasafaa wal-marwata min shacaa-irillaahi...} waxaan ku billaabayaa wuxuu ilaahay ku billaabay} wuxuuna ku bilaabay safo, wuuna koray, illaa uu ka arkay bayta, wuxuuna istiqbaalay qiblada, ilaahayna wuu waxiday, wuuna weyneeyey, wuxuuna yiri:{laa ilaaha il-lallaahu waxdahu laa shariika lahu lahul mulku walahu al-xamdu wahuwa calaa kulli shay-in qadiirun, laa ilaaha illalaahu waxdahu anjaza wacdahu, wanasara cabdahu, wa hazamal-axzaaba waxda-hu} kadib wuu duceeyay,intii u dhaxaysay intaas, wuxuuna yiri ducadan saddex mar} xadiiskan waxaa kaloo ku jiray, in uu sameeyay buurta marwana sida uu sameeyay buurta safa}

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado