﴿اللَّهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لَّهُ مَا فِي السَّمَوَاتِ وَمَا فِي الأَرْضِ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِنْـــــــــــدَهُ إِلاَّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَيْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلاَّ بِمَا شَاء وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَوَاتِ وَالأَرْضَ وَلاَ يَؤُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيمُ﴾.
{bismika rabbii wa dactu janbii, wa bika arfacuhu, in amsakta nafsii farxam- haa, wa in arsaltahaa faxfad-haa bimaa taxfadu bihi cibaadakassaalixiina}.< magacaaga ayaan rabigaygow ku dhigay dhinacayga, adiga sababtaadana ayaan ku soo dallacayaa dhinacayga, haddii aad qabatid naftayda u naxariiso, haddii aad daysana dhawr (xifdi) waxa aad ku dhawrto adoomahaaga wan-wanaagsan >.
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham