Bogga horeAdkaarDucooyinka hurdadadhikri 11

Ducooyinka hurdada — dhikri 11

أذكار النوم · Hisnul Muslim · 11 / 13

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((اللَّهُمَّ عَالِمَ الغَيْبِ وَالشَّهَادَةِ فَاطِرَ السَّمَوَاتِ وَالْأَرْضِ، رَبَّ كُلِّ شَيْءٍ وَمَلِيكَهُ، أَشْهَدُ أَنْ لاَ إِلَهَ إِلاَّ أَنْتَ، أَعُوذُ بِكَ مِنْ شَرِّ نَفْسِي، وَمِنْ شَرِّ الشَّيْطانِ وَشِرْكِهِ، وَأَنْ أَقْتَرِفَ عَلَى نَفْسِي سُوءاً، أَوْ أَجُرَّهُ إِلَى مُسْلِمٍ)).

{allaahumma aslamtu nafsii ilayka, wa fawadtu amrii ilayka, wa wajahtu wajhii ilayka wa aljatu dahrii ilayka raq-batan wa rahbatan ilayka laa malja wa-laa manjaa minka illaa ilayka, aamantu bikitaabika alladii anzalta wa birasuulika alladii arsalta}.< allow anigu naftayda ayaan kuu dhiibay, arinkaygana adaan kuu tiiriyey, wajigaygana waan ku soo qaabilsiiyay, dhabarkaygana xagaagaan u magan galiya, jecayl(doonid), iyo cabsi darteed, majiraan meel lagu gabado ama lagu magan galo, iyo meel lagu badbaado, adiga xagaaga mooyaane, waxaan rumeeyey kitaabkaaga aad soo dajiyey, iyo nabigaaga aad soo dirtay».

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado